Ciidamada Dowladda oo Muqdisho ku qabtay Burcad si xeeladeesan gaari u dhacday

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Kaaraan gaar ahaan xaafada Buulo Maaxay kusoo qabtay burcad hubeesan oo dhawwaan Muqdisho ku dhacay gaari nuuca raaxada ah. Burcadan ayaa la sheegay in ay iska soo dhigeen askar katirsan ciidanka booliiska soona istaageen bar ay ciidamada ku lahaan jireen agagaarka Laamiga Daallo ee ku dhaw … Continue reading Ciidamada Dowladda oo Muqdisho ku qabtay Burcad si xeeladeesan gaari u dhacday